Xafiiska Hargeysa
Taiwan oo si rasmi ah xafiis uga furatay Hargeysa
Hargeysa (Halqaran.com) –Taiwan oo aamisan inay ka go’day Dowladda Shiinaha ayaa Isniinta maanta ah waxaa ay si rasmi ah Xafiiska Diplumaasiyadeed uga furatay magaalada Hargeysa...




