Xaaladda Soomaaliya
Mareykanka oo markale sheegay in cunaqabateyn lagu soo rogi doono madaxda...
Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay inay walaac xoogan ka muujinayso isku dhacyadii rabshadaha watay...
Golaha Ammaanka ee QM oo war cusub ka soo saaray xaaladda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa muujiyay sida qotada dheer ee ay uga walaacsan yihiin sii socoshada jahwareerka siyaasadeed iyo...
Midowga Afrika oo maanta la filayo in ay shir ka yeeshaan...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Waxaa maanta la filayaa in Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ay shir deg deg ah ka yeeshaan ismari waaga...
Golaha Ammaanka QM oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha ammaanka ee Qaramada midoobey ayaa Arbacadii waxa uu walwal ka muujiyay ismari waaga ka jira Soomaaliya ee ku aaddan doorashada,...
Golaha Ammaanka oo 4 qodob oo xasaas ah ka soo saaray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ka yeeshay arrimaha Soomaaliya oo warbixino looga dhagaystay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay...
Nuxurka Khudbadda Ra’iisul Wasaare Rooble ka jeediyay Golaha Ammaanka
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare Rooble oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay u jeediyay Golaha Ammaanka, ayaa sheegay in howlaha doorashooyinku marayaan meel wanaagsan, guddiyadii...








