Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya
UPDATE: Soomaaliya oo laga diiwaangeliyay tiradii ugu badneyd Cudurka Coronavirus (Covid-19)
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in tiradii ugu badneyd laga helay Cudurka COVID-19, tan iyo markii dalka laga helay.
Warbixinta maalinlaha...
DHAGEYSO: DF Somaliya oo sheegtay in hadda kadib Muqdisho lagu baarayo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Talaadadii maanta ku dhawaaqdey in uu shaqa bilaabay Sheybaarka dhexe ee Qaranka oo lagu baarayo...





