Wasaaradda waxbarashada oo maanta soo xirtay imtixaanka sanadkaan
Wasiirka Waxabarshada XFS oo soo gaba-gabeeyay Imtixaanka Shahaadiga ahaa ee Sanadkaan.
Muqdisho (Halqaran.com) –Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dalka ayaa maanta soo gaba-gabeysay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 12-aad oo si Siman loogu...




