wasaarada gaashaandhiga iyo xasan sheekh
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tagay Wasaaradda Gaashaandhigga.
Muqdisho(Halqaran.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.
Ujeedka uu halkaas u tagay Madaxweyne Xasan sheekh...




