Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda caafimaad ee R/wasaarihii hore ee Nuur Cadde
Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda caafimaad ee R/wasaarihii hore ee Nuur Cadde
London (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladdii kumeel gaarka ahayd ee Soomaliya, Ambasaddor Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), ayaa ku xanuunsanaya dalka Ingiriiska...