Wanlaweyn
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida: ”Nolol iyo geeri halagu keeno maleeshiyaadkii dadka...
Wanlweyn (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa amartay in la soo qabto maleeshiyaadkii dadka ku laayay Degmada Wanlwayn, waxaana la amray...
Madaxweyne Farmaajo: ”Si deg-deg ah haloo joojiyo dagaalka ka socda Wanlaweyn”
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaannada in ay...
DF Soomaaliya: Madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Shabeellaha hoose waa la Dilay
Wanlaweyn (Halqaran.com) - Saraakiil ka tirsan Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa waxa ay sheegeen inay howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen...






