Wakiilka Geeska Afrika
Madaxweyne Farmaajo oo xil cusub u magacaabay Yuusuf Garaad Cumar
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Danjire Yuusuf Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga Gaarka ah...




