taageeray
Dalalka Jaamacadda Carabta oo taageeray go’aankii Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ
Qaahira (Halqaran.com) - War-murtiyeed kasoo baxay shirka Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa lagu soo dhaweeyay go’aankii Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ, kaas oo Soomaaliya loogu xukumay...
Galmudug, Koonfur Galbeed & Hirshabelle oo soo dhaweeyay go’aanka Shirkii Garoowe
Muqdisho (Halqaran.com) – Maamul goboleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay go’aanka Shirkii Wadatashiga ee maamullada Puntland iyo...
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi oo taageeray go’aannadii ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banaadir, ahna hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka, Thaabit Cabdi Maxamed ayaa soo dhaweeyay heshiiskii lagu gaaray magaalada...
UPDATE: Beesha Caalamka oo War cusub ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) – Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeysay Shirka Dhuusamareeb 3, iyagoona sheegay inay garan istaagayaan heshiiska ka soo baxa shirka magaalada Dhuusamareeb, waxayna...
AKHRISO: Madasha Xisbiyada Qaran oo taageeray Shirka ka dhacaya Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeyay Shirka dowlad goboleedyada ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, sida lagu sheegay war-saxaafadeedka ka...
DHAGEYSO: Cumar Filish ”Magaalada Muqdisho waa hooyada magaalooyinka Soomaaliya oo dhan”
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Khubaduu ka jeediyay taalada Daljirka Daah-soon ee Degmada Boondheere...









