Soomaaliland iyo Banaabax
Ciidamada Booliska Soomaaliland oo Rasaas ku furay Shacab dhigayay Banaabax. Maxay...
Hargeysa(Halqaran.com)-Magalada Hargeysa ee Caasimada Soomaaliland ayaa maanta waxaa ka bilawdey banaanbax oo ay dhigayeen taageerayaasha Xisbiyada Mucaaradka,Banaanbaxan oo uu horkacayay Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah...




