25.2 C
Mogadishu
Wednesday, June 29, 2022

Tag: soo bandhigay

Rag ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay KG oo lagu soo bandhigay Baydhabo

Baydhabo (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60aad ee ka howlgalla deegaannada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Talaadadii maanta Magaalada Baydhabo...

Siyaasi CCWarsame oo soo bandhigay halista uu leeyahay Covid-19 & Farriina u diray madaxda DFS

Muqdisho (Halqaran.com) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxa uu ka hadlay halista Soomaalida iska indha-tireysa ee bad qabka Caafimaad iyo saameynta uu reebi...

Yusuf Garaad soo bandhigay habka ugu fudud ee lagu ogaan karo cidda ka dambeysay dilkii Almaas Elman!

Muqdisho (Halqaran.com) - Yuusuf Garaad Cumar , wasiirkii hore ee arrimaha Soomaaliya ayaa qoraal uu bartiisa facebook soo dhigay uga hadlay hab baaritaan oo...

Yusuf Garaad oo banaanka soo dhigay arrimo mugdi ku jira kuna saabsan dacwadda Badda!

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar ayaa si kulul uga hadlay Arrimo mugdi ku jiro oo ku saabsan...

DAAWO SAWIRRO: Al-Shabaab oo soo bandhigay weerarkii xerada Ceel-Saliini & saanado ay ka qaateen xeradaas

Marka (Halqaran.com) - Warbaahinta Al-Shabaab ayaa waxa ay soo bandhigeen weerar shalay subax ay ku qaadeen Xerada Ciidamada Militariga ee deegaanka Ceel Saliini duleedka...

DAAWO SAWIRRO: Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Ergooyinkii soo xulay Xildhibaanada

Buq-Aqable (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay qaar kamid ah Ergooyinkii soo xulay Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kuwaasi oo qaatay amarkii ahaa in ay...

Don't miss

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Xarunta Cusub Ee Xukuumaddiisa ku Shaqeyndoonto

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre...

Ciidamada laamaha Amniga ee Magaalada Muqdisho oo qabtay, Rasaas iyo Waxyaabaha Maankadooriya

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa howlgallo ballaaran ka...

Wasiir Beyle oo hortegay Xildhibaannada labada Aqal &Su’aalo kulull oo la Weydiiyay Maanta.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.

San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la...

MW Saciid Deni oo kulan Gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada Puntland.

Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni,...