Somaliland war saxaafadeed
Somaliland oo war deg-deg ah ka soo saartay Doorashooyinka DF Somaliya
Hargeysa (Halqaran.com) - Golaha Wasiirrada Somaliland Kulan ay Khamiista maanta ah yeesheen ayaa waxa ay War-murtiyeed ka soo saareen arrimaha doorashooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya...




