Shuruud ku xirtay
Puntland oo shuruud ku xirtay baaq uga yimid Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya
Garoowe (Halqaran.com) - Xubnaha Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ugu baaqeen Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland inay ka laabtaan xubnaha guddiyada...




