Shirka
Dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya oo ka shiray isku xirka Xudduudaha
Daallo-cado (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Doollo Cado ee ku taalla xudduudka u dhaxeeya dalalka Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya lagu qabtay shir isku xirka xuduudaha...
AKHRISO: Waxyaabaha looga hadlayo Shirka RW Roobe uga qeybgalayo London
London (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa maanta waxa uu halkaasi...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharraxiinta oo Shir uga socda Hotel...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda kulan looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ee dalka waxa uu Magaalada Muqdisho kula leeyahay...
Maxaa ka jira in ciidamada dowladda Somaliya ay maanta is-hortaag ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaliya ayaa Axaddii maanta is hortaag ku sameeyeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya,...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay...
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimadda Nairobi ee dalka Kenya.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa...








