Shirka Bandhigga Safarka iyo Dalxiiska Soomaaliya
Shirka Bandhigga Safarka iyo Dalxiiska Soomaaliya oo maanta ka furmay magaalada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Bandhigga safarka iyo dalxiiska Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho isagoo noqonaya kii ugu horeeyay oo dalka...




