Shirka Arimaha Aamniga ee Maamuka Gobolka Banaadir
Maamulka G/Banaadir iyo laamaha Amniga oo Ka Shiray Suggida Amniga Maalmaha...
Muqdisho(Halqaran.com) –Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay u-diyaar garowga Todobaadka...




