Shir amniga gobolka Nugaal
Shir Amniga ku saabsan oo lagu qabtay Magaalada Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal ee dowlad Goboleedka Puntland Xuseen Cali Maxamuud ayaa Khamiista maanta ah Shir Guddoomiyay Shirka Saraakiisha Amniga...




