Sheekh Shariif oo gaaray Jowhar
Madaxweynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed oo gaaray magaalada...
Jowhar (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta ah gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda...




