Saraakiil ciidamada Milateriga oo la laayay
Mid ka mid ah raggii laayay saraakiisha ciidamada Miltariga Soomaaliya oo...
Balanballe (Halqaran.com) - Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa tan iyo xalay waday hawlgallo ay ku baadigoobayaan ragii ka dambeeyay dil...




