Safiirka Kenya oo laga ceyriyay Soomaaliya
Dowladda Soomaaliya oo amartay in Safiirka Kenya uu ka baxo dalkeeda...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa dalkeeda ka saartay Safiirkii Kenya, kaddib markii ay Xukuumadda Nairobi ku eedeysay inay faragelin ku hayso...




