Saciid Deni oo eedeeyey Goodax Barre
Madaxweynaha Puntland ”Wasiir Goodax Barre waxba kalama socdo Waxbarashada dalka”
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa isa-soo-taraya walaaca iyo tabashada dad badan ay ka qabaan natiijadii imtixaankii fasalka 12aad ee dhaawaan ay faafisay wasaaradda waxbarashada ee...




