RW Xamse Barre Oo Maanta Kulan La Yeeshay James Swan
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjire James Swan?..
Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...




