Ruushka
Ruushka oo war ka soo saaray Gantaalkii ku dhacay dalka Poland
Poland (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha dalka Poland Mateusz Morawiecki ayaa dadka ugu baaqay inay is dejiyaan kaddib markii gantaal lagu sameeyay Ruushka uu labo...
Dowladaha Ruushka iyo Ukraine oo gaaray heshiis aad loo soo dhaweeyay
Moskow (Halqaran.com) - Heshiis u dhexeeya dalalka Ukraine iyo Ruushka oo ogolaanaya in qamadida laga dhoofiyo dekedaha badda madow ayaa si weyn looga soo...
Siyaasi caan ah oo Ruushka u dhashay oo Koomo galay, kaddib...
Siberian (Halqaran.com) - Diyaarad siday siyaasi caan ah oo Ruushka u dhashay ayaa la sheegay in uu miyir doorsoomay/Koomo galay, kaddib markii la sheegay in...
Fayraska Korona oo waddamo badan oo caalamka ku sii fidaya
China (Halqaran.com) - Waxaa sare u sii kacaya tirada dadka u geeriyoonaya fayraska Korona oo dalka shiinaha oo qudha ku dilay 259 qof halka...
Farmaajo oo lagu casuumay Shir madaxeedka Ruushka iyo Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhiggiisa dalka Ruushka Vladimir Putin ka helay martiqaad rasmi ah oo uu uga qeyb...








