Qoorqoor oo saxiixay sharci muhiim ah
Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor oo saxiixay shuruuc muhiim ah oo uu meel...
Galmudug (Halqaran.com) - Munaasabad ka dhacday Madaxtooyada Galmudug ayaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Maxamed Axmed Kaariye (Qoorqoor) waxa uu ku saxiixay shuruuc muhiim ah...




