Qoorqoor oo qaabilay wafdi ka socda DF Somaliya
Madaxweyne Qoorqoor oo wafdi ka socda DF Soomaaliya ku qaabilay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay sii-hayaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DF...




