Qoorqoor oo Muqdisho yimid
Madaxweyne Qoorqoor oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay +(Ogow Ujeedka Safarkiisa)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa Isniintii maanta soo gaareen Magaalada Muqdisho.
Qoorqoor iyo...




