Qoorqoor oo hortagay Aqalka sare
Madaxweynaha Galmudug oo sheegay ‘lama huraan inay tahay’ in gobolka Banaadir...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudud, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Talaadadii maanta hortagay Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare BF Somaliya,...




