qodobbada heshiiska madaxda
UPDATE: Xilliga ay billaabaneyso Doorashada dalka oo la shaaciyay
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada dalka ayaa isku raacay xilliga rasmiga ah oo ay billaaban doonto...




