Qeylo dhaan
Madaxda Hay’adda QM u qaabilsan Soomaaliya oo Qeylo dhaan afka Furtay(Maxay...
Muqdisho(Halqaran.com)- Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP u qaabilsan Soomaaliya El-Khidir Daloum oo warbixin kasoo saaray heerka abaarta gaarsiisan tahay ayaa ku baaqay in gurmad degdeg...




