Qaxootiga Caalamka oo Xadkii dhaafay
UNHCR”Qaxootiga iyo Dadka Barakacayaasha Caalamka Waxay dhaafeen Qiyaastii Looga Talagalay”
GENEVA(Halqaran.com) – Warbixin ay soo saartay hay’adda Qaxootiga dunida ee UNHCR ayaa lagu sheegay in tirada dadka guryahooda ka qaxaya inay sare u kacday...




