Nabadoon Cabdicasiis Cabdi Baydhabood oo Boosaaso lagu xiray
UPDATE: Puntland oo xabsiga dhigtay Nabaddoon C/casiis Cabdi Baydhabood‚ ”Waa Nabaddoonkii...
Boosaaso (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska Puntland ayaa gelinkii dambe ee Isniintii maanta xabsiga u taxaabeen Nabadoon Cabdicasiis Cabdi Baydhabood oo ka mid ah Odayaasha...




