Musharrax Madaxweyne
Madaxweynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif oo gaaray Baydhabo
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Ahna Guddoomiyaha Midowga Musharraxiinta Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa galabta gaaray magaalada Baydhabo ee...
Musharrax Madaxweyne oo ku baaqay in si deg-deg ah loo sii...
Muqdisho (Halqaran.com) – Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya in la sii daayo Wariye Cabdulaahi Kulmiye.
Amb Daahir...
Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed oo Sir-baxay damaciisa Doorashada 2021-ka
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee maamulka koonfur galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa sheegay inuu rajeynayo in uu iskusoo sharaxo madaxweynaha Soomaaliya marka...
AKHRI NUXURKA: Muxuu Madaxweyne Axmed Madoobe ku sheegay Khudbadii maanta ee...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland ahna Musharrax Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta Khudbadiisa Musharaxnimo u jeediyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka...







