meydadka 46-ruux oo laga helay gaari xamuul ah
Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.
San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la rumeysan yahay in ay yihiin dad muhaajiriin ah ayaa meydkooda laga dhex helay gaar ah...




