Mareykanka oo kordhinaya taageerada Somaliya
Mareykanka oo kordhinaya taageerada uu siiso Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb.Donald Yamamoto.
Kulanka...




