Maqaal
Nin Xil Qaaday Eed Qaad!
Maqaal (Halqaran.com) - Xil qabashadu waa dhib, cadow badana way kasabtaa. Saaxiibkaada maantana wuxuu noqon karaa cadowgaada berry.
Tusaale ahaa, Gudomiyihii Baarlamanka Puntland intii yarayd...
FAALLO: Dibindaabyadii Uhuru iyo Rogaal Celintii Farmaajo
Shirweynaha QM oo ah madasha ugu weyn diblomaasiyadda caalamka, ayaa September 24, 2019 si rasmi ah uga furmay magaaladda New York. Shirka waxaa ka...
3 qoddob oo muujinaya in Odawaa looga adkaan karo madaxtinimada Galmudug!
Loollanka doorashada madaxtinimadda Galmudug ayaa si xowli ah ku bilaawday, iyadoo durba lasii calaameeyay labadda musharax ee noqon kara kuwa ugu cadcad.
Axmed Cabdi Kaariye...
Farmaajo Yuusan sheegin guul aan weli imaan oo noqon karta guul-darro...
Jamhuuriyadda Soomaaliya waxay aqbashay markii ay maxkamadda ICJ geysay dacwad ka dhan ah Kenya in ay aqbasho xukun walba oo maxkamadda ka soo baxa:...
MAQAAL – Wada-hadal Somaliland lala galo waa waqti lumis !
Maamulka Somaliland waxaa laga soo wariyay inay diyaar u yihiin inay wada hadal la galaan dawladda Somaliya. ka dibna waxay soo qoreen shuruudo aan...
Maqaal – GALMUDUG oo tabtay madaxweyne XAAF
Maqaal (Halqaran.com) - Galmudug waa degaanka ama bulshada kaliya ee aan heysan dowlad gobaleed dhisan oo u adeegta degaanka iyo dadka daga muddo ku...









