malabka ugu qaalisan adduunka
Turkiga oo soo saaray malabka ugu qaalisan adduunka!
Turkey (Halqaran.com) - Shirkad Turki ah ayaa soo saartay malabka ugu qaalisan adduunka, sida lagu sheegay Diiwaanka Guinness World Records.
Guinness ayaa sheegtay in malabka...




