Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo daah-furay
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ‘Karaash’ oo maanta daah-furay Shirka maamul daadejinta Puntland
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa furay Shirka Maamul daadejinta Puntland oo ay ka qayb galeen...




