Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo si diiran loogu soo dhaweeyay Boosaaso
DAAWO SAWIRRO: Sidee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe maanta loogu soo dhaweeyay...
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta gaaray Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.
Axmed Madoobe...




