Madaxweynaha JFS
RW Rooble “Barrito Waddooyinka Magaalada Waa la Xiri doonaa”!(Ogow Sababata)
Muqdisho(Halqaran.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Muqdisho ka codsaday in ay u dulqaataan xirnaanshaha jidadka caasimadda inta ay socoto munaasabadda caleemasaarka...




