Madaxweynaha Jabuuti
Madaxweynaha Jabuuti oo madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland
Jabuuti (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta gaaray halkaasi.
Geelle iyo...
Daawo Sawirro: Kulankii maanta Jabuuti ku dhexmaray madaxweynaha Somaliya ‘Farmaajo’ iyo...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Jabuuti ku...





