Madaxtooyada Puntland ee Garoowe
DAAWO SAWIRRO: Ku-simaha madaxweynaha Puntland oo daah-furay madasha habeenka haweenka Puntland
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Madasha Habeenka Haweenka Puntland.
Madashan oo ah mid...




