macluul
Diyaarad gargaar siday oo ka degtay Degmada Xudur ee G/Bakool
Xudur (Halqaran.com) – Diyaarad sida gargaar kala duwan kana baxday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Isniintii maanta ka degtay degmada Xudur ee...
Qaramada Midoobay oo ka digtay macluul adag oo ay wajaheyso dunida
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobay ayaa billowday dib u eegidda codsi loogu talagalay si lacago loogu deeqo dalalka ugu saboolsan adduunka, taas oo ay...





