laba qarax
Wararkii ugu dambeeyay laba qarax Khasaare geystay oo maanta ka dhacay...
Awdheegle (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabellaha hoose, ayaa sheegaya in laba qarax oo miino ah ay halkaasi ka dhaceen.
Wararka...
Faah-faahin cusub laba qarax oo lala eegtay Ciidamada Burundi ee deeganka...
Mahadaay (Halqaran.com) - Ciidanka Burundi ee qaybta ka ah Xoogaga Nabad Ilaalinta Midowga Afrika (AMISOM) ayaa waxaa maanta laba qarax lagula beegsaday duleedka Degmada...





