Kulanka Madaxweyne Deni iyo Wakiilka QM James Swan
Madaxweynaha Puntland iyo Wakiilka QM James Swan oo kawada hadlay arrimo...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehelinayo Madaxwayne Ku-xigeenka, Mudane Axmed Cilmi Cismaan karaash ayaa Aqalka Madaxtooyada...




