Kulanka golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya
Maxaa ka soo baxay Kulankii maanta ee Golaha Aqalka sare ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Arbacadii maanta ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 21 aad ee Kalfadhiga 6aad...




