Kulan Qoorqoor iyo James Swan
Wafdi ka socda QM oo gaaray Dhuusamareeb, lana kulmay Madaxweynaha Galmudug
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan ayaa Talaadadii maanta ah gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda...




