kulan dardargelin
RW Rooble oo kulan dar-dargelin ah la qaatay hoggaanka maamulka gobolka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan lagu dardargelinayo howllaha ay bulshada Caasimadda u hayaan la qaatay...




