Kulamo looga hadlayo
Update: Kulamo xasaasi ah oo looga hadlayo khilaafka doorashada oo billaabanaya
Garoowe (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in Xarunta Madaxtooyada Puntland uu ka bilaabanayo...




