Koonfurta Sudan
Madaxweynaha JF Soomaaliya ‘Farmaajo’ oo gaaray magaalada Jubba ee Koonfurta Sudan...
Jubba (Halqaran) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Sudan ayaa gaaray magaalada Jubba...




