Koonfurta Soomaaliya
UPDATE: Internetka oo ka go’an Koonfurta & bartamaha Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta magaalooyinka Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ka go’an adeegga Internetka, iyadoo aan la ogeen sababta ka dambeysay arrintaasi.
Wararka ay heleyso...
Duqeyn lagu garaacay deegaanno ay maamulaan Al-Shabaab & Wararkii ugu dambeeyay
J/Dhexe (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya, ayaa sheegaya xalay duqeyn in lala beegdsaday xubno ka tirsanaay Al-Shabaab.
Deegaannada duqeymaha...





